Faahfaahin: Dagaal culus oo caawa ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar

Dagaal culus ayaa caawa ka dhacay degaanka Fiidow ee ku yaalla meel qiyaastii 50-km Woqooyi kaga beegan magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe kaasoo dhexmaray ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Xoogaga Al-Shabaab Sida ay sheegayaan Wararka halkaas naga soo gaaraya dagaalka ayaa qarxay markii jidka loo galay ciidamo Jabuutiyaan ah oo saaka soo gaaray Jowhar, dibna … Continue reading Faahfaahin: Dagaal culus oo caawa ka dhacay duleedka Magaalada Jowhar